SEARCH
SOMALI LINKS
Laanta Afka-Soomaaliga ee BBCda Barnaamijka - Sagaalka Habeenimo - G. Afrika Barnaamika - Shanta Galabnimo G. Afrika Barnaamika - Labada Duhurnimo - G. Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Amin arts
   
 
Xaad:"walaahi dagaalka iyo gumaadka dadka loo geysanayo, waxay kuu muujinayaan cadaawada loo qabo shacabka reer Muqdisho, bakaaro wax ma bi'in, mar kastana madaafiic.."
walaahi dagaalka iyo gumaadka dadka loo geysanayo, waxay kuu muujinayaan cadaawada loo qabo shacabka reer Muqdisho, bakaaro wax ma bi'in, mar kastana madaafiic ayaa lagu garaacayaa" sidaasi waxaa yiri Maxamed Xasan Xaad oo ah gudoomiyaha garab ka mid ag golaha odayaasha midnimada iyo dhaqanka beelaha Hawiye.... -
20 Aug 2008
War deg deg ah: Madaafiic lagu garaacayo suuqa Bakaaraha.
Waxaa Madaafiic lagu garaacayaa suuqa bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn koonfurta SOomaaliya, xilli goor sii horeysay dagaal uu ka qarxay qeybo magaalada Muqdisho ka mid ah.... -
19 Aug 2008
War Deg Deg ah: Dagaal iminka ka socda agagaarka Cali Kamiin.
Waxaa iminka dagaal xoogan uu ka bilowdey deegaanka Cali kamiin, iyada oo madaafiic lagu soo waramayo in labada dhinac ay isweydaarsanayaan.... -
19 Aug 2008
Naafada gobolka Baay oo saakay dibad bax sameysay.
Wararka laga heli karo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in naadafa ku dhaqan halkaasi ay dibad bax sameeyeen.... -
19 Aug 2008
Xasan Daahir: “Dagaalka asaga ayaa xal keena, umadaha oo dhan waxa ay ku karaamoobaan waa in ay dagaalamaan weeye,”
“Dagaalka asaga ayaa xal keena, umadaha oo dhan waxa ay ku karaamoobaan waa in ay dagaalamaan weeye,” Sidaasi waxaa yiri xasan daahir Aweys, gudoomiyaha labada gole ee isbahaysiga dib u xoreynta, garabka Asmara.... -
17 Aug 2008
Qaar ka mid xubnihii isbahaysigii la dagaalanka argagixisada oo ka Hadley dil loo geystay xubin isbahaysigaasi ka mid ahaa iyo Al-Shabaab oo dilkaasi sheegatay.
Iyada oo manta dil magaalada Muqdisho loogu geystay xubin ka mid ahaan jiray isbahaysigii la dagaalanka argagixisada oo golihii maxaakiimta ay magaalada ka saareen, ayay dilkaasi ka hadleen xubno isbahsyigaasi ka mid ahaa, iyada oo dhinaca kalena Al-Shabaab ay sheegtay dilkaasi.... -
17 Aug 2008
BAARLAMAANKA OO SOO DIYAARIYAY QORAAL SHARCIYEED {Qoraalka oo dhameystiran}.
Reegay M.Network:-Gudiga maaliyada ee baarlamaanka oo soo saaray qoraal ka koobnaa 2-bog ayaa baaarlamaanka laga hor akhriyey manta. ... -
17 Aug 2008
Sakariye: “beesha caalamka ma joogto halkaas (Jabuuti), waxaa jooga dad u adeegaya dowlada Mareykanka oo Axmed Walad cabdala ka mid yahay, Soomaaliya in ay aayaheeda ka tashato ayada ayaa looga baahan yahay”
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid ah xubnaha isbahaysiga dib u xoreynta dalka, garabka Asmara ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay gudiyadii ay manta wada dhiseen xubnaha isbahaysiga, garabka Jabuuti iyo wafdigii kooxda Mbagathi ee Jabuuti jooga.... -
16 Aug 2008
Dagaal iminka ka soconaya Baladweyne.
Wararka laga helayo magaalada Baladweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culusi uu halkaasi ka soconayo.... -
16 Aug 2008
Jabuuti: kulan manta dowlada iyo isbahaysiga uga furmaya Jabuuti.
Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa sheegaya in manta la filaayo in uu halkaasi kulan wada hadal ah uu uga bilaabanayo wafdiyo ka kala socda isbahaysiga dib u xoreynta dalka iyo dowlada federaalka kmg-ka SOomaaliyeed.... -
16 Aug 2008
Baydhabo:Labada garab ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Shir Jaraa’id iska soo horjeeda qabtee.
Baydhabo:Reegay M.Network:-Laba Shir Jaraa’id oo iska soo horjeeda ayay isku waqti maalintii shalay ku qabteen xubnaha baarlamaanka KMG Soomaaliya Hotel Bakiin ee magaalada Baydhabo. ... -
15 Aug 2008
Qaraxyo iyo rasaaseyn ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama.
Waxaa goor dhoweyd wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ka dhacay qaraxyo iyo is rasaaseyn xoogan, sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.... -
14 Aug 2008
Cali C/laahi Cosoble: “Waxaa daciifnimo ah in xildhibaano ay ku doodaan in ay moshin ka dhan ah madaxweynaha baarlamaanka hor geynayaan, iyaga oo qabiil u bedelay..”
“Waxaa daciifnimo ah in xildhibaano ay ku doodaan in ay moshin ka dhan ah madaxweynaha baarlamaanka hor geynayaan, iyaga oo qabiil u bedelay arrinta kana dagaalamaya moshinka ra’iisal wasaaraha laga keenay” sidaasi waxaa yiri Cali C/laahi Cosoble oo ka mid ah xildhibaanada ku jira golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka Soomaaliyeed.... -
14 Aug 2008
Baydhabo: Bam gacmeed caawa lagu weeraray guriga mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka.
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goor dhoweyd bam gacmeed lagu weeraray guri uu degenaa xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka federaalka kmg-ka Soomaaliyeed, xilli uu cirka isku sii shareerayo xifaaltanka siyaasadeed ee u dhaxeeya xubnaha baarlamaanka ee kala taageersan madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha.... -
13 Aug 2008
Qaar ka mid ah ciidamadii Itoobiya lagu soo tababaray oo goor dhow dhac ka geystay Boondheere iyo askari laga dilay.
Ciidamo ka tirsan kuwii dhowaan lagu soo tababaray dalka Itoobiya ayaa goor dhoweyd oo caawa ah dhac ka geystay dukaan ku yaala inta u dhaxeysa isgoyska Siinaay iyo kan Afarta jardiino,degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.... -
13 Aug 2008
Gudoomiyaha Afgooye:"haddii la yiraahdo hal saac xitaa waa la xayiray gudoomiyaha, geel ayaan qalayaa, laakiin weriyeyaasha warkaas iga been abuurtay, aniga iyo iyaga beeri waaga ha noo baryo"
Gudoomiyaha degmada Afgooye oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa beeniyay warar sheegayay in maanta ciidamada Itoobiyaanka ee degmadaasi jooga ay hub ka dhigis ku sameeyeen ilaaladiisa.... -
13 Aug 2008
BAYDHABO:SKY HUMANITARIAN ORGANIZETION OO BIYO QAYBIN KABILOWDAY QAYBO KAMID AH M/BAYDHABO.
Baydhabo Reegay M.network:-Sky humanitarian Organizetion ayaa biyo qaybin kabilowday xaafadaha magaalada Baydhabo. ... -
13 Aug 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23  Next
WAREYSIYO
Qudbad xasaasi ah oo uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta halkaan ka dhageyso
Daahir Riyaale oo markii uu ku laabtay Hargeysa ka hadlay safarkiisii UK iyo USA
Guddomiye ku xigeenka Barlamka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS
MAQAALLO
Qurbaha Dadka Ku Nool Ma is Tiri Waa ka hormareen Adeegsiga Qabiilka?. By: Shukri
LABA GUMEYSI MID DOORO.
 
 
 
Copyright © Reegay Media Network- All Rights Reserved |Another Website by Ileys Technology Inc.