SEARCH
SOMALI LINKS
Diinsoor
Dooynet
Buurhakaba
Banooda
Baidoa
Warsannews
Ufurow
Shabelle
Hiiraan
Dayniile
Dalmar
AllPuntland
Ambaqaad
Allwadani
Allsomali.com
AllDalka
Allgedo Online
Arlaadi Online
Afgoi.com
Awdelnews.com
Afrikada Bari
BBC L. Afka Soomaaliga
Boondheere
Bartamaha
Baafin.com
Balcad.com
Benadir
Ilaqosal
Islam East Africa
Jowhar.com
Jannaale
K
ASMO
KismayoNews
Kilili 5aad
Laasqoray
Marka Caddeey
Maktabada
Midnimo
Muqadisho City
Mudug Online
Puntland Post
Qaranimo
Qaadisiya
Somalitalk
Xaad:"walaahi dagaalka iyo gumaadka dadka loo geysanayo, waxay kuu muujinayaan cadaawada loo qabo shacabka reer Muqdisho, bakaaro wax ma bi'in, mar kastana madaafiic.."
walaahi dagaalka iyo gumaadka dadka loo geysanayo, waxay kuu muujinayaan cadaawada loo qabo shacabka reer Muqdisho, bakaaro wax ma bi'in, mar kastana madaafiic ayaa lagu garaacayaa" sidaasi waxaa yiri Maxamed Xasan Xaad oo ah gudoomiyaha garab ka mid ag golaha odayaasha midnimada iyo dhaqanka beelaha Hawiye....
- 20 Aug 2008
>>Read More
WARARKA KALE WAXAA KA MID AH
Golaha odayaasha dhaqanka G/ka Hiiraan ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay dagaaladii 16kii bishan ka dhacay magaalada B/weyne
- 19 Aug 2008
War deg deg ah: Madaafiic lagu garaacayo suuqa Bakaaraha.
- 19 Aug 2008
War Deg Deg ah: Dagaal iminka ka socda agagaarka Cali Kamiin.
- 19 Aug 2008
Naafada gobolka Baay oo saakay dibad bax sameysay.
- 19 Aug 2008
Xasan Daahir: “Dagaalka asaga ayaa xal keena, umadaha oo dhan waxa ay ku karaamoobaan waa in ay dagaalamaan weeye,”
- 17 Aug 2008
Qaar ka mid xubnihii isbahaysigii la dagaalanka argagixisada oo ka Hadley dil loo geystay xubin isbahaysigaasi ka mid ahaa iyo Al-Shabaab oo dilkaasi sheegatay.
- 17 Aug 2008
BAARLAMAANKA OO SOO DIYAARIYAY QORAAL SHARCIYEED {Qoraalka oo dhameystiran}.
- 17 Aug 2008
Sakariye: “beesha caalamka ma joogto halkaas (Jabuuti), waxaa jooga dad u adeegaya dowlada Mareykanka oo Axmed Walad cabdala ka mid yahay, Soomaaliya in ay aayaheeda ka tashato ayada ayaa looga baahan yahay”
- 16 Aug 2008
Dagaal iminka ka soconaya Baladweyne.
- 16 Aug 2008
Jabuuti: kulan manta dowlada iyo isbahaysiga uga furmaya Jabuuti.
- 16 Aug 2008
Baydhabo:Labada garab ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Shir Jaraa’id iska soo horjeeda qabtee.
- 15 Aug 2008
Qaraxyo iyo rasaaseyn ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama.
- 14 Aug 2008
Cali C/laahi Cosoble: “Waxaa daciifnimo ah in xildhibaano ay ku doodaan in ay moshin ka dhan ah madaxweynaha baarlamaanka hor geynayaan, iyaga oo qabiil u bedelay..”
- 14 Aug 2008
Baydhabo: Bam gacmeed caawa lagu weeraray guriga mid ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka.
- 13 Aug 2008
Qaar ka mid ah ciidamadii Itoobiya lagu soo tababaray oo goor dhow dhac ka geystay Boondheere iyo askari laga dilay.
- 13 Aug 2008
Gudoomiyaha Afgooye:"haddii la yiraahdo hal saac xitaa waa la xayiray gudoomiyaha, geel ayaan qalayaa, laakiin weriyeyaasha warkaas iga been abuurtay, aniga iyo iyaga beeri waaga ha noo baryo"
- 13 Aug 2008
BAYDHABO:SKY HUMANITARIAN ORGANIZETION OO BIYO QAYBIN KABILOWDAY QAYBO KAMID AH M/BAYDHABO.
- 13 Aug 2008
Baydhabo: Mooshin ka dhan ah ra`iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo manta ay saxiixeen 98-mudane.
- 13 Aug 2008
Weejid:Howlgalo degmada Waajid iyo agagaaraheeda oo maanta ay ka bilaabeen dhalinyaro diimeedka ururka Al-shabaab.
- 13 Aug 2008
Waxaa maanta lasoo daayay islamarkaana xuriyadiisa dib u helay C/qaadir afdhuub makaraan oo ahaa iskuduwaha dowlada Hoose ee G/hiiraan oo 11Bishan Ciidamada Ethipia ay ka qabteen irida saldhiga Police ka ee magaalada baladweyne
- 13 Aug 2008
Hanmalyo Hanbalyo Halnbalyo Waxaan Hanbalyo Udireynaa Maxamed Sh/Dhaay C/raxman Iyo Aatiko Siidi Maxamed Ali oo Meherkoodu Kadhacay Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay
Weriye Abshir Maxamed Nuur (Mandela) Socdaalkiisii Baydhabo ilaa Jabuuti
WAREYSIYO
Qudbad xasaasi ah oo uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta
halkaan ka dhageyso
Daahir Riyaale oo markii uu ku laabtay Hargeysa ka hadlay safarkiisii UK iyo USA
Guddomiye ku xigeenka Barlamka Kenya
, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS
» Waresiyadii hore
MAQAALLO
Qurbaha Dadka Ku Nool Ma is Tiri Waa ka hormareen Adeegsiga Qabiilka?. By: Shukri
LABA GUMEYSI MID DOORO.
HAN-QARAARAC HAL LUG UMA JIISOOBO
Talo xume tacabkiisii ba’
Inyar baa u hadhee hinjiya.
GUN GOB IS MOODAY
Qormada Akhristaha 28.12.06 MAALINTII MURUGADA.
Talo kusocoto kuwa maqaalada dadka minguuriyo una diro shabakadaha.
» Maqaaladii hore
Free counter
Copyright © Reegay Media Network- All Rights Reserved |
Another Website by Ileys Technology Inc.