SEARCH
SOMALI LINKS
Laanta Afka-Soomaaliga ee BBCda Barnaamijka - Sagaalka Habeenimo - G. Afrika Barnaamika - Shanta Galabnimo G. Afrika Barnaamika - Labada Duhurnimo - G. Afrika
Halkan ka dhageyso 7pm iyo 8pm Halkaan ka dhaqeyso 4 galabnimo
Amin arts
   
 
ROOMA:Kooxda k/cakta AC Milan ee dalka Talyaaniga oo qarka usaaran in ay maanta la wareegto daafaca buuxa ee kooxda Chelsea Branislav Ivanovic,kaasoo aanan wali helin fursad dhameestiran oo uu ugu safto kooxdiisa Chlsea
ROOMA:Kooxda k/cakta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa qarka usaaran in ay maanta la wareegto daafaca buuxa ee kooxda Chelsea Branislav Ivanovic,kaasoo aanan wali helin fursad dhameestiran oo uu ugu safto kooxdiisa Chlsea... -
12 Aug 2008
Kooxda Manchester United ayaa mar kale ku guulaysatay koobka horyaalka ee qaaradda Yurub cayaar aad isugu dheeli tirnayd oo markii dambana ku dhamaatay rigoorayaal 6-5 ah.
Mosko:Reegay.m.Network-Cayaartan oo qaybteedii hore ku gacan sareeyeen kooxda Manchester qaybtii dambana ay awoodeeda la wareegeen Chelsea.... -
22 May 2008
Barcelona oo Xaqiijisay in Messi uu Safan Doono Kulanka Caawa ee Racing Santander
Laacibka weerarka uga safta kooxda Barcelona Lionel Messi, ayaa ku jira liiska 18-ka ciyaartoy ee tababare Franka Rijkaard uu u magacaabay kulanka caawa ee dhexmari doona Barcelona iyo Racing Santander. ... -
27 Jan 2008
Jariidada Le Monde oo Lagu Xukumay inay Barcelona Siiso Lacag Mag-dhow ah
Jariidada Le Monde ee ka soo baxda dalka Faransiiska, ayaa maxkamad ku xukuntay inay kooxda Barcelona siiyaan lacag magdhaw ah oo u dhiganta 300,000 Euro, kadib markay ku caddaatay inay Barcelona ciyaartoydeeda u isticmaasho maadooyinka kor u qaadda waxtarka laacibka.... -
27 Jan 2008
Daysane iyo cayaarihii shalay ee Ghana 2008.
Waxaa dalka Ghana si xiisa leh uga socda tartanka kubadda cagta qaaradda Africa kaasoo ay ku tartamayaan dalal 16 dal ah. waxaa si joogta ah tartankan uga faalooda xiddigii hore ee Batroolka Daysane waxa uun cayaarihii shalay ka yiri.... -
27 Jan 2008
Tottenham iyo Chelsea oo isugu soo haray koobka Carling Cup ee dalka Ingiriiska
Kooxaha kubadda cagta ee Tottenham iyo Chelsea oo ka wada dhisan magaala madaxda Ingiriiska ee London ayaa isugu soo haray cayaarta kama dambaysta ah ee koobka Carling Cup 2008.... -
27 Jan 2008
Mohamed Sissoko oo u wareegaya kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga
Cayaaryahanka dalka Mali iyo kooxda Liverpool Maxamed Sissoko ayaa la filayaa in uu maalinimada axadda ah heshiis afar sanadood iyo bar ah kula saxiixdo kooxda Juventus magaalada Torin ee dalka Talyaaniga.... -
27 Jan 2008
Cayaaryahan Novak Djokovic oo ka adkaaday cayaaryahanka koowaad ee kubadda Tenniska dheer.
Cayaaryahanka kaalinta saddexaad uga jira kala horaynta cayaartoyda Tenniska dheer Novak Djokovic ayaa ka daakaday cayaaryahanka kaalinta koowaad uga jira adduunka Roger Federer.... -
27 Jan 2008
Gabdhaha K/Koleyga Horseed oo 49-48 dhibcood ugu awood sheegtay dhigooda Heegan
Ciyaar muddo dheer la sugayay, taageerayaashana si aad ah ugu hamuun qabeen ayaa galabta 25/01/08 ka dhacday garoonka K/Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Luujilo), ciyaartaas oo ay fooda isu dareen gabdhaha kooxda Horseed ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. ... -
27 Jan 2008
Mancini: Waxaan Ronaldinho la Doonayaa in uu ku Biiro Inter Milan
Tababaraha kooxda Inter Milan Roberto Mancini, ayaa warbixino uu soo saaray ku caddeeyey inay xiisaynayaan sidii ay heshiis ula gali lahaayeen xiddigga khadka dhexe uga safta naadiga Barcelona Ronaldinho. ... -
27 Jan 2008
Daysane iyo cayaarihii Senegal v Tunisia, South Africa v Angola
Maxamed Axmed Daysane waxa uu ka mid ahaa cayaartoydii hore ee dalkeena waxa uuna hadda si joogta uga faaloodaa cayaaraha kubadda cagta ee qaaradda Africa.... -
27 Jan 2008
Waxaa shalay ka dhacay dalka Ghana cayaaro ka tirsan tartanka kubadda cagta ee qaaradda Africa qaybtooda B da kuwaasoo soo bandhigay cayaaro xiisa leh. Hadaba khabiirka sida joogtada ah uga faalooda cayaarahan ayaa wuxuu ka qoray.
Cayaartii koowaad oo shalay ku dhexmartay xulalka Ivory Coast iyo Benin magaalada Sekonde ayaa ay xulka Ivory Coast si fudud uga adkaadeen xulka Benin oo ayagu u muuqday kuwa ka mid ah kooxaha ugu tabarta yar ee ka soo qaybgalay cayaarahan. ... -
27 Jan 2008
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23  Next
WAREYSIYO
Qudbad xasaasi ah oo uu Jeediyay C/lahi Yusuf Xiligii dowladii Carta halkaan ka dhageyso
Daahir Riyaale oo markii uu ku laabtay Hargeysa ka hadlay safarkiisii UK iyo USA
Guddomiye ku xigeenka Barlamka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS
MAQAALLO
Qurbaha Dadka Ku Nool Ma is Tiri Waa ka hormareen Adeegsiga Qabiilka?. By: Shukri
LABA GUMEYSI MID DOORO.
 
 
 
Copyright © Reegay Media Network- All Rights Reserved |Another Website by Ileys Technology Inc.