Bogga Tahniyadaha ee Reegay.com

Ku Laabo Reegay.com Home | Aqri Dhammaan Tahniyadaha | Qor Tahniyad

Waxaan Heynaa 29 Tahniyadood oo ku soo baxeysa 3 bog.
1 2 3  |  Next >  |  Last >>

Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Cabdirisaaq Maxamed Hadi
Waddanka: Canada
E-mail-ka: kastiyaa@hotmail.com
Anigoo kala ah Cabdirisaaq Maxamed Haadi,A.Wahaab M.Haadi,A.Rashiid M.Haadi,Ismail M.Haadi,Mukhtaar Cabdi Cusmaan,Faadumo Ahmed Maxamuud iyo Xaawo Shoobe oo kala jooga magaalada Edmonton iyo Fort Mcmurray ee Alberta. waxaan tahniyad iyo duco u diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Ali Maxamed Nuur Shoobe iyo Shariifo Aadan Ali oo ku aroos galay maalintii sabtida aheed ee Agosto 16,2008 magalada Edmonton ee caasimad gobalba Alberta ee dalka Canada.waxaan leenahay ilaahay haka dhigo midkii nagu nastoo lagu negaado aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 18, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: reer maxamed haadi
Waddanka: canada
E-mail-ka: misra10@yahoo.com
Anagoo kala ah Cabdirisaaq,Abdiwahaab,Abdirashiid,Ismaciil iyo dhamaan reer Maxamed Haadi oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa.Waxaa anagoo aad ugu faraxsan tahniyad iyo hambalyo u diraynaa Maxamed Sheekhdhaay Cabdiraxmaan iyo Aatiko Siidii Maxamed Cali oo dhawaan meherkooda ka dhacay magaalada Diinsoor ee dalka Soomaaliya.Maxamed iyo Aatikaba waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu Ilaahay ka dhigo meherkooda mid horseeda reer wanaagsan oo lagu dego oo lagu raaxeesto aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 16, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: siraaji c/ shakuur
Waddanka: saudia
E-mail-ka: siraaji30@hotmail.com
Hnbalyo Hanbalyo Hanbalyo

Anagoo kala ahh eedo ( Sayid Mariid sayid ibraahim, Caceer maxamed amiin, Aabe c/ shakuur sayid ibraahim, cadeer maxamed haadi sayid ibraahim,cadeer c/ maliik sayid ibraahim, cadeer c/ fiid sayid ibraahim, dhammaan reer sayid ibraahim, c/qani axmed ibraahim, mubaarak sh/ xasan, axmed ibraahim x/ c/ baari, ibraahim sh/ c/ salaan, maxmuud x/ c/ nuur iyo maxamuud sh/ c/ salaan dhammaateena waxaan hanbalyo farxad leh u diraynaa (( MAXAMED SH/ DHAAY c/ raxmaan & AATIKA SIIDI MAXAMED CALI )) oo maharkooda ku dhacay soomaaliya ( Diinsoor)) waxaana ulee nahay {{{BAARAKA LAAHU LAKUMA WABARAKA CALAYKUMA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHEER}}}
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: August 13, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Khadiija Maamow
E-mail-ka: Kadiijom@hotmail.com
HAMBALYO AROOS
WAXAA HABALYO DIRAYAA: KHADIJO MAMOW IYO CARUURTEED OO KU NOOL DALKA DENMARK
HOOYO BATUULO ALI MUQTAAR
AABE MAMOW SHEEIKH ADEN
DHAMAANBA JAALIYADDA D&M EE NORWAY
IYO BAHDA WARBAAHINTA REEGAY
Waxaan dhamaan teen Hambalyo udireenaa Arooska iyo Aroosada

ADEN MAMOW SHEEKH
Iyo
RAHMA ABDULLAHI ALI

oo 22 June 2008 nikaaxooda kadhacay, waxaan leenahay dhamaan teen hanoqdaan kuwii ubad kheer qaba kala hela Aaaaamiiiiiiiiiiiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 29, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Mahamud Sh.Cumar
Waddanka: Finland
waxaan tahaniyad farxad iyo Qaboob neecaaw leh u dirayaa saaxiibkeey qaaliga ahaa Maxamuud Sheikh C/salaan(xamuudiya ) iyo Maymuna Maxamed Geedi (muna Cadey ) oo Arooskooda kadhacay 02 May 2008 magaalada Jeddah Boqortooyada Saudi Arabai
waxaanu leenahay kala hela Wiil iyo gabar Nolol Neecaaw Qaboob leh in sha alaah Amin Allahayow Aamiin.
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 28, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: faduma Ismail
Waddanka: danmark
E-mail-ka: hagimoallin10@hotmail.com
.Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Anagoo kala ah Hooyo Balesay Xaaji Foqe iyo Faduma Ismail Kaltuma saynab Caaliya Raxma Shariifa Cabdixafiid Suado Sowda Adar Aamina Reer Cabdixafiid xaaji foqe iyo Lacaga Ismail Fowsiya maxamed cabdiraxmaan Aamina Ibrahim Aadan Reer Xaaji Foqe iyo Reer Cabdiraxmaan Cabdi waxay hanbalyo iyo boogaadin udirayaan Maxamed Buule Moalin iyo Rahma Maxamed Cabdiraxmaan ooloo yaqaano Aaya ilaahay hakadhigo arooskooda kii laguraago laguna raaxaysto anguna waxaanu leenahay Aaamiin aamiin.

Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 21, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: shariifo mustaf
Waddanka: Denmark
E-mail-ka: xanaanshii@hotmail.com
hanbalyo hanbalyo waxaaloo hanbal yeenaayaa cabdikariin cali cawaale,iyo leeylo abdi warsame oo wiil ugu dha shay wadanka mareeykanka shariifo iyo muxamad .caruurtooda amran ,aamiina,magaalada meey waxaa u hanbal yeenaayo hooyo xabiibo nuur cade iyo caruurteeda nafiso cali safiyo cali sucdi cali . hooyo maryan xaashi iyo caruurteeda dhamaan waxeey ku leeyihiin alaha idiin dhaafo ubad qeer qabana kalahela wiilkaasoo loo bixiyay cabdalaa waxaan leenahay soo barbaar kiidad kiisa iyo diintiisa dhaqdo alaha kaa dhigo aamiin aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 13, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: shariifo
Waddanka: Denmark
E-mail-ka: xanaanshii@hotmail.com
habalyo hanbalyo waxaaloo habalyeenaayaa maxamad iyo shariifo mustaf oo dhawaa gabar ugu dhalatay magaalada kobanheegan waxaa u diraayo hooyo safiyo cali nafison cali sucdi cali iyo caruurtooda ookala ah deeq ubax liibaan shamis cali mahad luula faaid . qorane fariid deeqo madoobe faaid dahab doon .iyo abti cabdi yare iyo caruurtiisa oo ka ah saadaq caaisha rahma sahur cabdala hooyo xabiibo maama leeyli cabdi-iyo mama ardo iyo amran,amaal iyo ikraan .reer aabe mustaf halima faduma ahmad iyo hooyo habiibo saalax.dhamaan waxeey hanbalyo u diraayaan sha riifo oo laba gabdhood ku dha shay gaamil holto waxaana loo bixiyay aamina iyo amran waxaan leenahay soo barbaara aaaaamiin aamiin .
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: July 13, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: burci abdimajiid x.faqi
Waddanka: kenya nairobi
E-mail-ka: burci4@hotmail.com
abdirahman a.salan/abdiwahab a.salan/burci A.majiid/maxamed manur/abdisalan A.majiid/xaliimo abdixafiid/maama khadiija usmaan/xareedo sofi caligaabow& caruurteedi/ oo joogan wadanka kenya gar aan nairobi halakan waxaan habaliyo aroos ugu diraynaa walasheeni luuley guudle & walaalkeei abdinasir ahmed aadan oo ku agal galeen wadanka america gaar ahan magalada menasota waxaan leenahay noqda kuuwii isku waareen oo kala haleen uwad kheer leh wiil & caano gabar & caano aamiin aamiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 28, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  
Qofka soo Qoray Tahniyadda Tahniyadii oo faahfaahsan:
Magaca: Suaado A/Xafiid
Waddanka: UK
E-mail-ka: Uma_Anas@hotmail.com
Anagoo kala ah Aabe Guudle Mahamed Hasan iyo Hooyo Maymuuna Mahmuud Sh.Huseen,Eedo Abay Mahamed Hasan,Suaado Cabdixafiid,Asli iyo Shariifo,Aamina Abdihamiid,Abdisalaan,Dhamaan Reer Abdixafiid Xaji Faqi iyo Dhamaan Reer Aw Mad Xasanow meelkasta aykajoogaan Faaduma Ismail,Alia Ismail Dhamaan dadkaasi waxay kalajoogaan USA;UK;DK;Iyo Dalka Soamalia waxayna Hanbalyo iyo boogaadin udirayaan Luul Guudle Maxamed iyo Abdinaasir Ahmed Aadan oo Arooskooda kadhacay Dalka Maraykanka Magaalada Minnesota waxaan Leenahay Wiil Iyo Caano Gabar Iyo Caano Iskuwaara Ubad Kheyrqabana Kalahela Aamiin Aaaaamiiiin
Waxaa la soo qoray Tahniyaddan: June 24, 2008 Delete this entry  Reply to entry  View IP address  

1 2 3  |  Next >  |  Last >>